Shariif Xasan oo dhagax dhigay Mashruuc laami laga dhisayo Magaalada Baydhabo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhagax dhigay Waddo dhererkeedu gaarayo 3-Km oo ka bilaabaneysa garoonka dayuuradaha Baydhabo, sidoo kalena ku eg Madaxtooyada Magaaladaasi. Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka ee K/Galbeed C/llaahi Aadan Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dhismaha wadadan ay gacan weyn ka geysanayso Wasaarada Maaliyadda dowladda … Continue reading Shariif Xasan oo dhagax dhigay Mashruuc laami laga dhisayo Magaalada Baydhabo (Daawo Sawirro)